SRTV Somali
SRTV Somali
  • Видео 1 992
  • Просмотров 3 754 409

Видео

Doorka muwaadinka
Просмотров 1757 часов назад
Doorka muwaadinka: "Ujeedka aan ka lahayn carwada ganacsigu waa in dhalinyaradu ay ka helaan ilo dhaqaale." Gudoomiyaha golaha dhalinyarada Deegaanka, Maxamed Axmednuur.
Muxuu xambaarsan yahay buugga laga qorey Galbeedka Siti? Qoraaga buuga ayaa faahfaahinaya.
Просмотров 597 часов назад
Muxuu xambaarsan yahay buugga laga qorey Galbeedka Siti? Qoraaga buuga ayaa faahfaahinaya.
Dadkeenu waxay wakhtigan ku horumari karan waa maalgalinta ay ka helaan bangiyada sharecada Islaamka
Просмотров 17612 часов назад
"Dadkeenu waxay wakhtigan ku horumari karaan waa maalgalinta ay ka helaan bangiyada ku shaqeeya nidaamka waafaqsan shareecada Islaamka". Cali Sheekh Maxamuud( phd), Maareeyaha Istaraatiijiyadda ganacsiga iyo dhaqanqalinta shareecada ee Bangiga Shabeele.
Rayaad Mahdi, Guddoomiyaha liiga dhalinyarada Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida.
Просмотров 18414 часов назад
" Liiga dhalinyaradu waxa uu qabtay jawlo kala-duwan oo tabarucaad ah oo looga faa,iideeyay bulshada Deegaanka oo idil". Rayaad Mahdi, Guddoomiyaha liiga dhalinyarada Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida
Madaxa Xafiiska Waxbarashada M.M.J, Fuaad Cabdi.
Просмотров 17316 часов назад
Waxbarashada:"Maalinta jimcaha waxaan Dugsiyada caasimada ka beeraynaa ku dhawaad 20,000 geed, waxaanan diyaarinay qorshihii lagu daryeeli lahaa." Madaxa Xafiiska Waxbarashada M.M.J, Fuaad Cabdi.
Wax ka ogow shaqooyinka ay qabato Dallada Fadareeshinka Naafada Deegaanka Soomaalida.
Просмотров 15719 часов назад
Doorka Muwaadinka: wax ka ogow shaqooyinka ay qabato Dallada Fadareeshinka Naafada Deegaanka Soomaalida.
Hello jigjiga
Просмотров 1,5 тыс.День назад
Hello jigjiga: "Waxaan ka wadnaa Magaalada shaqooyin badan oo dabagalka qiimaha maceeshada iyo habsami u isticmaalka waddooyinka gaadiidka ah." Cumar Nuur Aadan, Madaxa Xafiiska Ganacsiga iyo Gaadiidka ee MMJ.
SRTV oo waraysi la yeelatay Xaaji Muxumed Maxamed Xuseen, Ninka ugu geela badan Deegaanka Soomaalida
Просмотров 1 тыс.День назад
Warbixin: SRTV oo waraysi la yeelatay Xaaji Muxumed Maxamed Xuseen, Ninka ugu geela badan Deegaanka Soomaalida, waxa uuna ka sheekeeyay siduu geelaas ku tabcaday iyo qodobo kale.
Heerka uu marayo Bariiska tijaabada ah ee tuulada Gabi ee degmada Hadhagaale.
Просмотров 4,3 тыс.14 дней назад
Warbixin: Maxaad kala socotaa heerka uu marayo Bariiska tijaabada ah ee tuulada Gabi ee degmada Hadhagaale.
Codka Dhalinyarada: Dood kusaabsan xuska caalamigee Dhalinyarada
Просмотров 26614 дней назад
Codka Dhalinyarada: Dood kusaabsan xuska caalamigee Dhalinyarada iyo muhiimada uu uleeyahay dhalinyarada.
Fanka: Waraysiga Abwaan Khaliif oo hees ku ammaanay Deegaanka.
Просмотров 65614 дней назад
Fanka: Waraysiga Abwaan Khaliif oo hees ku ammaanay Deegaanka.
" Qashinka xaafadaha hadi la mareeyo waxyabo kala duwan aya laga samayn karaa." mareyaha ee Gurmad.
Просмотров 58514 дней назад
Hello Jigjiga:" Qashinka xaafadaha haddii la maareeyo waxyaabo kala duwan oo dhaqaale laga dhalin karo ayaa laga samayn karaa." Mustafe Maxamed, maareeyaha iskaashatada qashinka ee Gurmad.
Dood Wadaag: waxtarka caanaha naaska hooyadu uleeyihiin ilmaha iyo xuska Todobaadka Naas Nuujinta.
Просмотров 22921 день назад
Dood Wadaag: waxtarka caanaha naaska hooyadu uleeyihiin ilmaha iyo xuska Todobaadka Naas Nuujinta.
wax ka ogow Ganacsiyada guuleystay ee Sumaya Cabdixakiim, iyo Cabdicasiis Cabdiwahaab,
Просмотров 33321 день назад
Warbixin: wax ka ogow ganacsiyada guuleystay ee Sumaya Cabdixakiim, mulkiilaha Afnaan Cake iyo Cabdicasiis Cabdiwahaab, mulkiilaha Dream Cafe iyo ganacsiyo kale.
Warbixin: Wax ka ogow sida shacabka degmada Qubbi ugu baraarugeen waxsoosaarka beeraha.
Просмотров 84121 день назад
Warbixin: Wax ka ogow sida shacabka degmada Qubbi ugu baraarugeen waxsoosaarka beeraha.
Hooyadey oo Jigjiga daganayd ayaa idhihi jirtay dadkaagaa kuu baahane kusoo noqo oo waxbar"Kamaal Sh
Просмотров 65721 день назад
Hooyadey oo Jigjiga daganayd ayaa idhihi jirtay dadkaagaa kuu baahane kusoo noqo oo waxbar"Kamaal Sh
" Sannadkan 2017-ka waxaa noo qorsheysan inaan soo xereyno dakhli ka badan 17. 6 bilyan oo birt."
Просмотров 29421 день назад
" Sannadkan 2017-ka waxaa noo qorsheysan inaan soo xereyno dakhli ka badan 17. 6 bilyan oo birt."
Caafimaadka: Maxaad kala socotaa xanuunada ku dhaca afka iyo sida loo daaweeyo
Просмотров 12221 день назад
Caafimaadka: Maxaad kala socotaa xanuunada ku dhaca afka iyo sida loo daaweeyo
Hello Jigjiga
Просмотров 36728 дней назад
Hello Jigjiga
meerisyo ka mid ah maanso uu qabyaalada kaga hadlayo hal-abuur Khadar Cumar.
Просмотров 300Месяц назад
meerisyo ka mid ah maanso uu qabyaalada kaga hadlayo hal-abuur Khadar Cumar.
Dr. Cabdimaalik Xuseen, maareeyaha hay'ada SONSAC
Просмотров 86Месяц назад
Dr. Cabdimaalik Xuseen, maareeyaha hay'ada SONSAC
Wax ka baro marxaladihii ay soo martay degmada Qadaaduuma ee gobolka Daawa.
Просмотров 823Месяц назад
Wax ka baro marxaladihii ay soo martay degmada Qadaaduuma ee gobolka Daawa.
Yaasmiin Cabdi,Qoraaga buugga Xays kaliileed.
Просмотров 268Месяц назад
Yaasmiin Cabdi,Qoraaga buugga Xays kaliileed.
Codka Dhalinyarada: todobaadkan waxaa la daahfurey ol'olaha tabarrucaadka bilaha xagaaga.
Просмотров 195Месяц назад
Codka Dhalinyarada: todobaadkan waxaa la daahfurey ol'olaha tabarrucaadka bilaha xagaaga.
Sharciga iyo Bulshada
Просмотров 241Месяц назад
Sharciga iyo Bulshada
Waxgaradka degmooyinka gobolka Liibaan.
Просмотров 272Месяц назад
Waxgaradka degmooyinka gobolka Liibaan.
Maxaad kala socotaa sooyaalka abwaan Jiheeye?
Просмотров 1 тыс.Месяц назад
Maxaad kala socotaa sooyaalka abwaan Jiheeye?
Wadciga geeska: falanqeynta mashruuca dalxiiska ee Gorgora iyo doorashooyinka Rwanda.
Просмотров 120Месяц назад
Wadciga geeska: falanqeynta mashruuca dalxiiska ee Gorgora iyo doorashooyinka Rwanda.
Barnaamijka Dakhliga:
Просмотров 140Месяц назад
Barnaamijka Dakhliga:

Комментарии

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 День назад

    Kkkkkkk

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER День назад

    Magaalo Sidhaqso Ah ukoraysa MashaAllah ❤

  • @ZeynabShire
    @ZeynabShire День назад

    Masha Allha

  • @inawalanwal5529
    @inawalanwal5529 2 дня назад

    Tirada sidaa oo dhan u badan oo geel ah nin ka leh hadana dhaqaale ahaan kama uu faa'iidaysan. Waa ka booyad yar dawlada weydiisanaya, halkuu mid iibsan lahaa isagu. TV gu na in uu geela booqdo oo geeljiraha la joogana soo waraysto waa ku talin lahaa.

  • @BadriHasan-q2y
    @BadriHasan-q2y 3 дня назад

    Benbad kasagta

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 3 дня назад

    Masha Allah guuleysta walalyal 🥰🥰🖐🏾🖐🏾🖐🏾🖐🏾🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @FarxiyoAbuukarMaxamed
    @FarxiyoAbuukarMaxamed 4 дня назад

    😂😂😂😂😂

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 6 дней назад

    Godey gacala❤

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 6 дней назад

    Wariye waxa la sheegiba sii og deegaankeena ugu imaw 🤔

  • @ShariifoSheikh-f2e
    @ShariifoSheikh-f2e 7 дней назад

    Maasha allah rer jigjigo horo usucda❤❤❤❤❤

  • @AllexxHenerychoam
    @AllexxHenerychoam 7 дней назад

    Godey gacalo ninkii kadhoofaa wuu ku soonoqdaaa

  • @IqroMaxamed-b1o
    @IqroMaxamed-b1o 8 дней назад

    Inaa acdeynaak

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 8 дней назад

    Wajigiisa bay ka muuqata inaanu balwad (qaad iyo sigaar) isticmaalin. MashaAllah, dhalinyarada danbe waa wada ilkacase kkk ilka meesha kuma hadhin. Waar sunta qaadka iska daaya, cancer ka sigaarka,

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 8 дней назад

    MashaAllah, ilaahay caafimaad iyo cibaado suuban ku sii aamin.

  • @NasserAhmedIlwad-jb7vq
    @NasserAhmedIlwad-jb7vq 9 дней назад

    100 kun baa 100 lagu darbaaxi 😂😂😂😂

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 10 дней назад

    Guul horu socda😊

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 10 дней назад

    Masha ALLAH,ALLA haa nii biiriyo

  • @user-dl5hq9xw4l
    @user-dl5hq9xw4l 10 дней назад

    😮kolay aadame madhargo ilaa inta xabaasha laga gaynayo soomali ayuu ugu geel badanyahay booyad ii iibiyana wuu leeyahay ...10 halaad ayaa walahi uu ku iibsankaraa Booyada

  • @user-dl5hq9xw4l
    @user-dl5hq9xw4l 10 дней назад

    😮kolay aadame madhargo ilaa inta xabaasha laga gaynayo soomali ayuu ugu geel badanyahay booyad ii iibiyana wuu leeyahay ...10 halaad ayaa walahi uu ku iibsankaraa Booyada

  • @user-dl5hq9xw4l
    @user-dl5hq9xw4l 10 дней назад

    😂Hhhh ogaadeenku waa xaraabo Baastada maa labeerikaraa kulahaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 10 дней назад

    Very good qabyaalad xumaan leh iyo qiilxunbay hollatee qiilkalaa u furmaaya ee halabeero bariiska.

  • @FrdusMaxamud-kl8hb
    @FrdusMaxamud-kl8hb 11 дней назад

    Alle haku barakeeyo axmed budul

  • @FrdusMaxamud-kl8hb
    @FrdusMaxamud-kl8hb 11 дней назад

    Mash allaah

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 11 дней назад

    Geeliisu waa imisa😂😂

  • @dcygrdghvmaanshala9355
    @dcygrdghvmaanshala9355 11 дней назад

    maash Allah

  • @ikram.cade2913
    @ikram.cade2913 11 дней назад

    Abwanadii cawa waa lahayaaa

  • @ridwanxaaji7903
    @ridwanxaaji7903 11 дней назад

    8:13 Godanaha gabarey Cadka baasuukaha war yaa naga daba geeya oon uducaynaa

  • @ridwanxaaji7903
    @ridwanxaaji7903 11 дней назад

    War yaanoo fasira xaajigu wuxuu leeyahay 8:13 gabarey Cadka baasuukaha hhhhhhhhhhh naga daba geeya howshaas ree Qubiyow ama Ree ERER

  • @FiyoorAbdi-jj4np
    @FiyoorAbdi-jj4np 13 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 14 дней назад

    Dhulka berta dds horumar han gadhne

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 14 дней назад

    ASC, Maashaa ALLAAH,Wa TABBAARRAKALLAAH.

  • @buraale134
    @buraale134 14 дней назад

    Mashallah

  • @buraale134
    @buraale134 14 дней назад

    Mashallah guul iyo gobanimo

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 14 дней назад

    Mashallah gul Muslimka

  • @muvitrailer
    @muvitrailer 15 дней назад

    war riwaayadooyin noosoo saara meesha, wey dibirsantahayee chanalka

  • @housseinabdillahi9843
    @housseinabdillahi9843 15 дней назад

    Hambalyo damantinba

  • @nimoomar8614
    @nimoomar8614 16 дней назад

    Masha alah kfalif abdilahi horay u soco

  • @AliAfasseh
    @AliAfasseh 17 дней назад

    Horay u soco sxb khaliif❤🎉🎉

  • @user-sg9jc8cs9q
    @user-sg9jc8cs9q 17 дней назад

    Horay u soco Adeero khaliif et Bonne chonce ❤🎉 mon oncle❤🎉

  • @davidgta9364
    @davidgta9364 17 дней назад

    Horay u soco Adeero Khaliif 🎉❤

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali678 17 дней назад

    Hambalyo halyeey khalif.... mashallah

  • @AbdihakinCarab
    @AbdihakinCarab 24 дня назад

    Masha Allah abwan gabay ga siinleyda aha ku sooluuqee

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 25 дней назад

    Dadkani waa fahmeen nolosha dhabta ah sidaasi u dadaala allaha idin garab galo sidaasi ayaa loo baahan yahay

  • @user-ok5wl5lp9z
    @user-ok5wl5lp9z 25 дней назад

    Manshlaah alahaa wa wax lagu farxo

  • @nimcaanhassan05
    @nimcaanhassan05 28 дней назад

    abwaan khadar wllka

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 29 дней назад

    Axmed budul kuma yaraysanaayo ayaa icaawin islaam icaawiya madhex joogo aah

  • @AxmedAbdiabiib
    @AxmedAbdiabiib 29 дней назад

    Guuuuul guuuuul zxp dhadar

  • @user-cm9ue7wf4q
    @user-cm9ue7wf4q 29 дней назад

    Abwaan khadar cumar zxp keep going

  • @user-se2dm4yy4l
    @user-se2dm4yy4l Месяц назад

    Erayga i ina ileey mujrimkii waynaa fircoonkii qarniga ayaa isticmaali jiray maad garanaysaa ,maad garanaysaa,maad garanaysaa maad garanaysaaye,maad garanaysaa

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy Месяц назад

    masha allaah